Xil ka qaadis dhowaan lagu sameeyey C/fitaax Maxamed Salaad oo la baabi’iyey
Maamulka Puntland ayaa baabi’iyey natiijada xilka qaadis ay dhawaan Golaha degaanka ee degmada dhahar ku sameeyeen duqii degmadaas Cabdifitaax Maxamed Salaad. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland waxaa lagu sheegay in xilka qaadista Gudoomiyaha Degmada Dhahar aan loo marin sifo waafaqsan qawaaniinta iyo habraacyada sharciyadeed Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL. Hoos ka Akhriso qoraalka … Continue reading Xil ka qaadis dhowaan lagu sameeyey C/fitaax Maxamed Salaad oo la baabi’iyey
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed